Hanaanka "Tartiib Tartiib u barasho" waa hanaan fursad u siinaya ardeyga in uu u
barto xiisadaha si taagtiis ah isagoo
ciyaari oo faraxsan
Macalinka iyo waalidku waxay si sahlan ula socon karaan
heerka waxbarasho ee ardeyga... Hab iyo hanaan waxbarasho
casri ah oo cilmiyeysan ugu imow GuuGuule.com
Ku bar ilmaha aqoonta Afkooda hooyo iyagoo ciyaaraya oo faraxsan!
Ardeygu waxa uu si sahlan ku baranayaa akhriska, dhismaha erayada iyo sameysinka weeraha isaga oo akhrinaya buugaag u sameysan si casri ah ah ku daalacan karo; muuqaal, maqal iyo qoraal midabeysmaya oo is akhrinaya! GuuGuule.com waxa ugu diyaar ah aradeyga in ka badan 500 oo buugaag aad dayartu uga bogtey aysana ka caajisi doonin akhris iyo dhageysi intaba.
Barashada naxwaha Afka hooyo
Ardeygu waxa uu si sahlan ku baranayaa xisaabta isagoo
ciyaaraya oo faraxsan... Dhamaan casharadan waa kuwo
ciyaareysan oo ardeygu uga baahaneyn macalinka ama waalidka
caawin dheeri ah.
GuuGuule.com waa aalad casri ah oo Aflixineysa ubadka ee uga
fur ciwaan si caruurtaada aqoontoodu sare ugu qaadanto adiga
oo aysan kaaga bixin juhdi dheeri ah.
Qaybaha xisaabta, tusaale:
iyo inbadan oo xisaabaad ciyaareysan ah oo muuqaal, midabeyn iyo xujooyin medadaalo badan lagu laray.
Ardeygu waxa uu baranayaa muuqa iyo magacyada midabbada, sidookale adeegsiga midabadda isaga oo ciyaaraya oo faraxsan
Midabbo
Fartun Axmed, hooyo 3sano jir wiil ah u isticmaalo GuuGuule.com
Si sahlan kula soco dedaalka iyo heerka waxbarsho ee ardeyga
Macalinka iyo waalidkuba
waxay si sahlan u ogaan
karaan dedaalka ardeyga
Abaal marino iyo dhiiri galin ardeygu helayo ciyaar, cashar iyo dedaal waxbarasho kasta uu sameeyo
Ardeygu waxa uu si sahlan ku bedeli karaa labiska uu u
dooranayo ciwaankiisa iyo nadaaminta qolkiisa oo leh agab
xiiso badan, isla agabkaas waxad ka dalban iyagoo i tus oo i
taabsii ah!
Funaanado hidde iyo dhaqan, agab caruureed caynado kala
duwan leh ka dalbo
Barashada xayawaanka kala duwan iyo duurjoogta waa qoon muhiim u ah ardeyga, beerta xayawaanka waxa ku diyaar ah casharo ciyaareysan oo caruurtu ka xiiso dhacayn
Maalmo inuu miyi joogo hadii aan mowle u diidin mar un waa dhacaysaaye ilmahoo meel fogba aadmin micnihii asalkiisiyo fahamkii dhaqankiisa
meel fogba aadin micnihii asalkiisiyo fahamsii dhaqankiisa
Hab iyo hanaan nololeed ka miyigu waa qayb muhiimad weyn ku leh nolosha soomaaliga, qof kasta oo soomaali ah waxa xiriir kala leh meel dhaqanka miyiga, barashadiisu waa u muhiim caruurta soomaaliyeed.
Hooyo Faduma 8 sano jir gabadh ah u isticaasho GuuGuu.com